Dhameystirka dastuurka iyo ka qayb galka muwaadininta
Dastuurku waa Dukumeenti leh xurmo sharci oo gaar ah, saldhig u ah Qaab dhismeedka Dowladda, Midnimada umadda, waxaa ku dhigan mabadi’da ay ku shaqeeyaan hay’adaha dowladda, Datuurka waxa uu kala xadeeyaa awoodaha laamaha kala duwan ee dowladda (Baarlamaanka, Fulinta iyo Garsoorka)