waa maxay Dacwad ciqaab ah?
waa maxay Dacwad ciqaab ah? Dacwada ciqaabta ah waxay timadaa marka fal dambiyeed ama ku xadgudub sharci dhaco, ha ahaado faldambiyeedkaa mid lagalay, la isku dayey, gacan laga gaystay, laga qaybgalay ama la abaabulay. Siloyiraah waxaa jira dacwad ciqaab ah waa in marka hore la xaqiijiyaa mabda’a sharciyada dambiga (the principle of legality) mabda’aan […]